Qeexid

"Wax margaday ahaansho (nafley). ld mergan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga margan oo kali ah:
  • Waxaannu soo ilbixinnay xeerarka aynaan u lahayn aqoonta ee afka kala wada, ama inoo suuro geliya, inaynu afka Soomaaliga ku hadallo inaga oo aan ku margan, dareeminna xeerarka aynu raacnay.
  • Buuggan hore ayaan u sheegay in aan xaanshadihiisu 150 ka badnayn oo afsoomaali fudud, farshaxamaysan oo aan lagu marganayn uu ku qoran yahay.