Qeexid
"Xilligii uu dhalay xilligiisa kale rimid (sac)."
[-leeyay, -leysay]
margeele eeyay
margeele eysay
f.mg2"Xilligii uu dhalay xilligiisa kale rimid (sac)."
Wadaag:
(f.g/mg) M./u m.: wax aan la hubin xaqiiqdooda fikrad ku cabbirid.
(f.mg) Isu m.: isu haysasho.
f.g
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Arrin loo baahanyahay tab ku maarayn. ld xeeladee.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Wax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qabashada nafley cunaha la qabto iyadoo neefta lagu celinayo ceego. ld mergo1.
m.dh
Wadaag:
Wax cunaheeda cunto aan mari karin isku taagtay noqosho (nafley). ld mergo2.
f.mg3
-gaday, -gatay
Wadaag:
U w.: war cid kale u tebin ama gaarsiin.
f.mg2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
Cunto si habsami leh u qaybin.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag: