Qeexid
"Qabashada nafley cunaha la qabto iyadoo neefta lagu celinayo ceego. ld mergo1."
"Qabashada nafley cunaha la qabto iyadoo neefta lagu celinayo ceego. ld mergo1."
Wadaag:
Wax cunaheeda cunto aan mari karin isku taagtay noqosho (nafley). ld mergo2.
f.mg3
-gaday, -gatay
Wadaag:
Wax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhismo xeebaha badaha laga dhiso oo doonayaha iyo maraakiibta ku xirato.
Diilliin madow oo iduhu dhexda ku yeeshaan.
m.dh
Wadaag:
mar3 xi. 1. (nax.) Isla m.ka ama isla m.kii: oraah lagu xiriiriyo weer waqtiley ah oo tilmaamaysa fal dhacay isla waqtigii midka weerta xorta ahi uu bilaabmayo. Tus. “Isla markii uu yimid shaqo ayuu bilaabay”. 2. (nax.) M.ka ama m.kii: oraah lagu xiriiriyo weer waqtiley ah. Tus. “Markii uu Warsame dhoofay ayaan gegida dayuuradaha ka soo noqday”.
Wadaag:
Wax walba ee dumarku dhexda ku xirtaan.
Qiimaha naagnimo.
m.dh
Wadaag:
Meel gudbid.
Dhaarasho.
Wax, wax ku duubid. 4. Wax baabuur iwm dardarid. 5. Nafley dabayl jin iwm ku dhicid. 6. Isku m.: wax xoog isku duubid. 7. Isu m.: laba meel oo kala jaho ah socod gaadiid iwm ku wada gaarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rar, m.l) Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; goor, kol.
M.kayga, m.kaaga iwm: kolkayga, kolkaaga iwm.
M.kiiba: isla waqtigiiba, durba. 4. ld marid.
m.l
Wadaag:
Wax margaday ahaansho (nafley). ld mergaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg margan. ld marganaansho, merganaan, merganaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Xilligii uu dhalay xilligiisa kale rimid (sac).
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag: