Qeexid

"Lax saddex jeer ama ka badan dhashay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mari oo kali ah:
  • Laakiin Biixi markii uu inmuddo ah wax war iyo wacaal ah ka waayey ayuu markii dambe go'aansaday inuu fariin meel uun u mariyo oo uu yidhaahdo "Gacaliso maxaa ku helay waan ku raagsadaye".
  • Shirkadda waxa bishii November 2008 guddoonsiiyey abaalmarin caalami ah Guddoomiyaha Ururka Caalamiga ah ee IAMTN, Lord Lamont, oo fadhigiisu yahay London, UK.