Qeexid

"Waabaayo la mariyo fallaaraha, warmaha, iwm."

Qeexid Xigta

Geed mariidka laga liso. ld maliid, meriid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine