Qeexid
"(-nno ..., m.dh) (juqr.) Marin, waddo dhul, bad, ama hawo, oo ganacsigu maro."
"(-nno ..., m.dh) (juqr.) Marin, waddo dhul, bad, ama hawo, oo ganacsigu maro."
Wadaag:
Xirfad ku saleysan is dhaafsi badeeco, lacag iwm.
ld ganacsasho.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.l) (dii.) Isu galmoodka nin iyo naag aan meher u dhexeyn; sino.
m.dh
Wadaag:
(-cyo, m.dh) (c.nafl.) Xubin dhuuban oo ku taalla caloosha hoosteeda; waxay ka laallaaddaa oo dhacaankeeda ku shubtaa godanta (xiidmaha madaxdooda hore oo caloosha xiga).
m.l
Wadaag:
eeg maradhaari. ld maradhaarayn, maradhaaris, maradhaaro.
m.f.dh
Wadaag:
(-nno ..., m.dh) (juqr.) Luuq badeed isku xidha laba badood oo waaweyn, waxa laga yaabaa inuu sameeyey dillaac-qoori gudbani, ama bad daafaha mareysey oo hoos u degtey ama carro guur.
m.l
Wadaag:
Xarig xooggan soohid.
Wadaan ceel biyo uga dhurid.
Dufan ama midab wax ku malaasid. 4. U m.: qof wax u akhriyid. 5. U m.: gabay cid u tirsin. 6. Cid rasaas ku layn. 7. Wax goob ku socodsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Waabaayo la mariyo fallaaraha, warmaha, iwm.
Geed mariidka laga liso. ld maliid, meriid.
m.l
Wadaag: