Qeexid
"Wax la kala jiiday oo la dheereeyey ahaansho."
Qeexid Xigta
Wax dheer oo toosan ahaansho. ld maljiidan.
[-dnaa, -dnayd]
marjiidan naa
marjiidan nayd
f.mg4"Wax la kala jiiday oo la dheereeyey ahaansho."
Wax dheer oo toosan ahaansho. ld maljiidan.
Wadaag:
Wax kala jiidid. ld maljiid2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
ld maljiid 1. Wax dheer oo toosan.
ld marjiidid. ld maljiid1.
m.l
Wadaag:
eeg marjiidan. ld maljiidnaan, maljiidnaansho, marjiidnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Gocoso gacan qob uga saarayo ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Wax dhagax lagu arjimay ahaansho.
Wax dhawaaqiisa la jiiday ahaansho (xaraf). ld medan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.
Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax la masabbiday ahaansho (qof).
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Waabaayo la mariyo fallaaraha, warmaha, iwm.
Geed mariidka laga liso. ld maliid, meriid.
m.l
Wadaag:
Wax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-cyo,/-raajic, m.dh) Buug cilmi badan ku qoranyahay oo wixii loo baahdo laga helo.
m.l
Wadaag:
Wax maraq naasaheeda ku xiran yahay ahaansho (halirmaan). ld maraqsan.
f.mg1
-amay, -antay
Wadaag:
(f.g) Haweenay maro ay xirantahay wax dhexda ka xiran ahaansho.
(f.mg) Wax midab, dufan iwm meel laga mariyey ahaansho.
(f.mg) Maro, darin iwm oo liid midabo ah lagu qurxiyey ahaansho.
f.g
-naa, -nayd
Wadaag: