Qeexid
"eeg marjiidan. ld maljiidnaan, maljiidnaansho, marjiidnaansho."
"eeg marjiidan. ld maljiidnaan, maljiidnaansho, marjiidnaansho."
Wadaag:
Wax la kala jiiday oo la dheereeyey ahaansho.
Wax dheer oo toosan ahaansho. ld maljiidan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
ld maljiid 1. Wax dheer oo toosan.
ld marjiidid. ld maljiid1.
m.l
Wadaag:
Wax kala jiidid. ld maljiid2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
eeg margan. ld marganaansho, merganaan, merganaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg marqan. ld maraqsanaan, maraqsanaansho, marqanaansho.
m.f.dh
Wadaag: