Qeexid
"eeg marmaro."
"eeg marmaro."
Wadaag:
ld marasho 1. Dharka ninku siiyo naagta uu qabo.
(-iyo, m.dh/-iyaal, m.l./dh) Harqoodka qaybtiisa birta ah ee dhulka gasha.
m.dh
Wadaag:
Dhalidda marka ugu horreeysa ay wax dhalaan dheddigoodka.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Il wax ku dhaceen farta ku rugid.
(f.mg) Meel hore iyo gadaal ugu socosho.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Indha farta ku rugasho (qof).
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag: