Qeexid
"eeg marmarsiinyoo. ld marmarsood."
"eeg marmarsiinyoo. ld marmarsood."
Wadaag:
Marmarsiiyo sheegid.
Ku m.: wax marmarsiinyo ka dhigasho. ld marmarsoo.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Sabab lagu caddeynayo wax dhacay; cudurdaar. ld marmarsiino.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Maro weyn oo dumarku xirtaan oo boqor dhexda lagaga xiro.
m.dh
Wadaag:
Cid arrin si khasab ah ku oggoleysiin.
Wax kale dul marin (wax).
Wax meel ku dul socodsiin. 4. Arrin cid kale ogaysiin (gob). 5. Arrin, warqad iwm meel geyn si ay meeshaasi u sii gudbiso (qof).
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(f.g) Il wax ku dhaceen farta ku rugid.
(f.mg) Meel hore iyo gadaal ugu socosho.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Indha farta ku rugasho (qof).
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Murqaha luqunta, tun.
Dhagax midabbo badan leh oo derbiyada ama sibirka guryaha lagu qurxisto.
ld marmarid.
m.l
Wadaag:
Ku m.: wax meel daloosha ku khasbid.
Awr koron ah aad u cayilin.
f.g1
Wadaag:
Dhaqdhaqaajinta wax meel la gelinayo aayar loo dhaqdhaqaajiyo.
ld marmaarriyid.
m.l
Wadaag: