Qeexid
"Weel aan wax ku jirin noqosho."
Qeexid Kale
Qof jinni madaxa ka maray noqosho. 4. Gacan m.: qof cayr noqosho.
Qeexid Xigta
Naas geel wax maraq lagu maray noqosho.
[-naaday, -naatay]
marnow aaday
marnow aatay
f.mg3"Weel aan wax ku jirin noqosho."
Qof jinni madaxa ka maray noqosho. 4. Gacan m.: qof cayr noqosho.
Naas geel wax maraq lagu maray noqosho.
Wadaag:
Qof aan joogin noqosho.
Qof maahsan noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Hilib karis ka batay awgiis maraq noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax marooq yeeshay noqosho (xarig, maro iwm).
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
mar3 xi. 1. (nax.) Isla m.ka ama isla m.kii: oraah lagu xiriiriyo weer waqtiley ah oo tilmaamaysa fal dhacay isla waqtigii midka weerta xorta ahi uu bilaabmayo. Tus. “Isla markii uu yimid shaqo ayuu bilaabay”. 2. (nax.) M.ka ama m.kii: oraah lagu xiriiriyo weer waqtiley ah. Tus. “Markii uu Warsame dhoofay ayaan gegida dayuuradaha ka soo noqday”.
Wadaag:
Meel gudbid.
Dhaarasho.
Wax, wax ku duubid. 4. Wax baabuur iwm dardarid. 5. Nafley dabayl jin iwm ku dhicid. 6. Isku m.: wax xoog isku duubid. 7. Isu m.: laba meel oo kala jaho ah socod gaadiid iwm ku wada gaarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax macaan noqosho (cunto, cabbitan).
Qof dabci wanaagsan noqosho. ld macow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Wax marqaamay noqosho (qof). ld murqaansanow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Wax walba ee dumarku dhexda ku xirtaan.
Qiimaha naagnimo.
m.dh
Wadaag:
(-rar, m.l) Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; goor, kol.
M.kayga, m.kaaga iwm: kolkayga, kolkaaga iwm.
M.kiiba: isla waqtigiiba, durba. 4. ld marid.
m.l
Wadaag:
Wax maax yeshay noqosho (ceel).
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Wax la maldahay noqosho (hadal).
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati.
Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.
m.l
Wadaag: