Qeexid

Wiil, gabadh dabakeen ah ku mataansan oo la aaminsanyahay in uu falxad yahay.

Qeexid Xigta

Wan ama waxar dabakeen ku mataansan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine