Qeexid
"ld marooqso."
[-saday, -satay]
maroogs aday
maroogs atay
f.g3"ld marooqso."
Wadaag:
Cid wax gacanteeda ku jira xoog kaga qaadasho. ld maroogso, maroorso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof fadhiyey istaagid.
Qof socda joogsasho. ld rorogso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Xarig, maro, iwm oo la maroojiyey meesha ay iskaga guntamaan.
Qallooc.
m.l
Wadaag:
Si maroor ah wax u wareejin.
Maro qoyan isku duubid si ay biyuhu uga daataan.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-iyo, m.l) (c.nafl.) Naasleyda berriga ku nool midka ugu weyn oo leh gacan dheer oo uu ka neefsado, waxna ku laayo, labo-ilig waaweyn dhaadheer, qaali ah oo ka soo baxsan goomankiisa, iyo cago balballaaran oo aan faro lahayn oo ku nool Afrika iyo Hindiya.
m.l
Wadaag:
Xarig, maro, iwm marooq yeelasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(bot.) Geed-saar ka kooban laamo jilicsan oo la cuno, oo dhadhankiisu dhanaanyahay.
m.dh
Wadaag: