Qeexid

"Si maroor ah wax u wareejin."

Qeexid Xigta

Maro qoyan isku duubid si ay biyuhu uga daataan.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marooji oo kali ah:
  • Akhyaartayada indhaha dhegaha qool-qoolaabanow waxaanu iminkana idin huluuqsiin doonaa war iyo wacaal wixii aan caro-edeg idiinka soo faromaroojiyey, waxaana maanta idinku cawdhin doono weriye Ina Af-buushe.
  • Sarkaalkan oo ku sugan deegaanka Doolow ayaa sheegay in qorshahoodu yahay inay la wareegaan ilaa gobolada Jubooyinka oo horay looga fara-maroojiyay Col.