Qeexid

"eeg marooji. ld maroojis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maroojin oo kali ah:
  • Dhegaystayaashadayada dhegaha qal-qaloocow maanta halkaa ha inoo joogo wixii aanu war idiin soo fara maroojinay, iminkana waxaanu idin huluuqsiin doonaa qader xayeysiis ah.
  • Kaasi waa marka loo macnaynayo si casri ah, balse waxaa jira macne qadiimi ah oo uu leeyahay gumaysigu, kaas oo ah (waa dhaq-dhaqaaq ku salaysan xoog, muquunin iyo ka faro maroojinta khayraadka ay leeyihiin dadka kale iyo ka faa’iidaysiga xoogooda).