Qeexid
"eeg marooqso. ld maroogsad, maroogsasho, maroogsi, marooqsad, maroo"
"eeg marooqso. ld maroogsad, maroogsasho, maroogsi, marooqsad, maroo"
Wadaag:
Wax marooq yeeshay ahaansho (xarig, maro iwm).
Wax marooq yeeshay ahaansho (gees, qori iwm). ld maroogsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg farammarooqso. ld farammarooqsad, farammarooqsi, faraammaroorsad, fa
m.f.dh
Wadaag:
Cid wax gacanteeda ku jira xoog kaga qaadasho. ld maroogso, maroorso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg marooqsan. ld maroogsanaan, maroogsanaansho, marooqsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Xarig, maro, iwm oo la maroojiyey meesha ay iskaga guntamaan.
Qallooc.
m.l
Wadaag: