Qeexid
"Xarig, maro, iwm marooq yeelasho."
[-ray, -rtay]
maroor2 ay
maroor2 tay
f.mg1"Xarig, maro, iwm marooq yeelasho."
Wadaag:
(bot.) Geed-saar ka kooban laamo jilicsan oo la cuno, oo dhadhankiisu dhanaanyahay.
m.dh
Wadaag:
Xarig, maro, iwm oo la maroojiyey meesha ay iskaga guntamaan.
Qallooc.
m.l
Wadaag:
Nafley biyodoonasho.
Nafley meel sare ka soo degid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax maroor leh noqosho (xarig, maro iwm).
f.mg1
Wadaag:
Wax maroor leh ahaansho (xarig, maro iwm).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-iyo, m.l) (c.nafl.) Naasleyda berriga ku nool midka ugu weyn oo leh gacan dheer oo uu ka neefsado, waxna ku laayo, labo-ilig waaweyn dhaadheer, qaali ah oo ka soo baxsan goomankiisa, iyo cago balballaaran oo aan faro lahayn oo ku nool Afrika iyo Hindiya.
m.l
Wadaag:
Si maroor ah wax u wareejin.
Maro qoyan isku duubid si ay biyuhu uga daataan.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Fadhi aan subag laga saarin noqosho (caano lo'aad ama ari).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qaylo dheer cataw iyo ilmo leh oo ay haweenku sameeyaan marka ay dhibaato la kulmaan.
Meseggo aan bislaan oo sabuul ku taal.
m.dh
Wadaag:
Wax walba ee dumarku dhexda ku xirtaan.
Qiimaha naagnimo.
m.dh
Wadaag:
(-ray -rtay) Taagnaan badan ku daalid. ld majarroor2, mijarror2, minjarror2.
f.mg1
Wadaag: