Qeexid

"(-amay, -antay; -ami) Wax maroor leh noqosho (xarig, maro iwm)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maroorsan oo kali ah:
  • Xarafyada maroorsan, isku mareegsan, ee eryga qorani uu ka koobmaa ka sixir daran kun durbaan oo baar-cadde loo tumo, iyo kun dab-qaad oo fooxley mingis ku shiddo.
  • J: Dawladdu talada ma maroorsan karto, sharci darrana dalka kuma dhiqi karto, waxaan doonaan yeelayaana mid suura-gal ah maaha, arrintuna waa mid u taal cid kasta oo sharciga jecel, waxaanu qabnaa in ay waajib tahay in la samaysto dawlad sharci ku dhisan.