Qeexid
"Marqaan gayeysiin (qof). ld marqaansii, murqaami."
[-iyay, -isay]
marqaam yay
marqaam say
f.g2"Marqaan gayeysiin (qof). ld marqaansii, murqaami."
Wadaag:
eeg marqaami. ld marqaansiin, marqaansiis, murqaamin.
m.f.dh
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Qaad cuniddiisa farxad iyo firfircooni ka helid (qof). ld murqaan2.
f.mg1
Wadaag:
Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka.
M. ah: qof ay ka muuqato farxad iyo firfircoon qaad uu cunay dartii. ld murqaan.
m.l
Wadaag:
Wax maraq naasaheeda ku xiran yahay ahaansho (halirmaan). ld maraqsan.
f.mg1
-amay, -antay
Wadaag:
Cid maaweelo nayaayiro leh u jeedin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax marqaamay ahaansho (qof). ld murqaansan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Geed-saar geelu aad u jecelyahay, marqammayr. ld marqammayr.
m.l
Wadaag:
Wax marqaamay noqosho (qof). ld murqaansanow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Hal naasaha ka marid.
Hilib maraq u yeelid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hal irmaan afarteeda naas oo dhan ama qaar ka mid ah marasho, si aan loo nuugini ama loo lisin. ld maraqso.
f.g3
-qaday, -qatay
Wadaag: