Qeexid

"Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka."

Qeexid Xigta

M. ah: qof ay ka muuqato farxad iyo firfircoon qaad uu cunay dartii. ld murqaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine