Qeexid
"Wax marqaamay noqosho (qof). ld murqaansanow."
[-naaday, -naatay]
marqaansanow aaday
marqaansanow aatay
f.mg3"Wax marqaamay noqosho (qof). ld murqaansanow."
Wadaag:
Wax marqaamay ahaansho (qof). ld murqaansan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka.
M. ah: qof ay ka muuqato farxad iyo firfircoon qaad uu cunay dartii. ld murqaan.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Qaad cuniddiisa farxad iyo firfircooni ka helid (qof). ld murqaan2.
f.mg1
Wadaag:
Wax marooq yeeshay noqosho (xarig, maro iwm).
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Wax macaan noqosho (cunto, cabbitan).
Qof dabci wanaagsan noqosho. ld macow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Marqaan gayeysiin (qof). ld marqaansii, murqaami.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg marqan. ld maraqsanaan, maraqsanaansho, marqanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Ku m. wax, wax kale mataan la ah ahaansho.
Wax, wax kale lagu biiriyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: