Qeexid

"ld markhaati."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marqaati oo kali ah:
  • Dhamaan Masuuliyiinta kale iyo Wax garadkii ka hadlay soo xiristii kala fadhiga Golaha Degaanka ee Magaalada Qardho ayaa ka marqaati kacay wax qabadka Golaha Degaanka ee Magaalada Qardho iyagoo bogaadin usoo jeediyey Golahaasi.
  • Xeer ilaaliyaha Maxkamadda Gobolka ayaa ku dhawaaqay xukunka sadaxdaasi nin ee maxkamaddu ku fulisay isagoo sheegay in dil qisaas ah lagu fulin doono, maadaama la helay cadeymo iyo marqaatiyaal, sidaasi darteedna go'aanka kama danbeysta uu yahay sidaasi.