Qeexid
Wax maraq naasaheeda ku xiran yahay ahaansho (halirmaan). ld maraqsan.
[-amay, -antay]
f.mg1Wax maraq naasaheeda ku xiran yahay ahaansho (halirmaan). ld maraqsan.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg marqan. ld maraqsanaan, maraqsanaansho, marqanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka.
Qeexid Xigta: M. ah: qof ay ka muuqato farxad iyo firfircoon qaad uu cunay dartii. ld murqaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Qaad cuniddiisa farxad iyo firfircooni ka helid (qof). ld murqaan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax marqaamay ahaansho (qof). ld murqaansan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geed-saar geelu aad u jecelyahay, marqammayr. ld marqammayr.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld markhaati.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg marqo. ld maraqsad, maraqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Marqaan gayeysiin (qof). ld marqaansii, murqaami.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Cid aan joogin ahaasnho.
Qeexid Xigta: Wax lumay shaanbo.
Qeexid Kale: Qof maahsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -qaday, -qatay
Qeexid: Hal irmaan afarteeda naas oo dhan ama qaar ka mid ah marasho, si aan loo nuugini ama loo lisin. ld maraqso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hal naasaha ka marid.
Qeexid Xigta: Hilib maraq u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg marqaansan. ld
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld marqanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld murqaamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg marqaami. ld marqaansiin, marqaansiis, murqaamin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg marqi. ld marqis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg maraq2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld marqin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]