Qeexid
"eeg marqo. ld maraqsad, maraqsasho."
"eeg marqo. ld maraqsad, maraqsasho."
Wadaag:
Wax maraq naasaheeda ku xiran yahay ahaansho (halirmaan). ld maraqsan.
f.mg1
-amay, -antay
Wadaag:
Birta geerarka baabuurka bedbeddesha.
Makiinadda geerarka baaburka.
Socod dheer oo ciidanku sameeyaan.
m.dh
Wadaag:
Dhalidda marka ugu horreeysa ay wax dhalaan dheddigoodka.
m.dh
Wadaag: