Qeexid Xigta
ld marriin1 (4).
ld marriin1 (4).
Wadaag:
Qof haween ah dhar ay xirato u gadid.
Maro daliig midab leh ku qurxin.
Maro, darin iwm midabbo u yeelid.
f.g1
Wadaag:
Dharka haweenka.
Daliig midab leh oo maro marsan.
Qalab haweenku isku qurxin darteed u gashadaan. 4. ld mariimid.
m.l
Wadaag:
Waabaayo la mariyo fallaaraha, warmaha, iwm.
Geed mariidka laga liso. ld maliid, meriid.
m.l
Wadaag:
Midab dadka u gaar ah oo u dhexeeya casaan iyo madowga.
m.l
Wadaag:
(dii.) Qur'aanka caddaddiisa (114) oo hal mar la akhriyo. ld marro (2).
m.l
Wadaag:
Ku m.: wax meel daloosha ku khasbid.
Awr koron ah aad u cayilin.
f.g1
Wadaag:
Dhaqdhaqaajinta wax meel la gelinayo aayar loo dhaqdhaqaajiyo.
ld marmaarriyid.
m.l
Wadaag:
Dadka intiisa jilicsan sida carruurta, odayada iyo masaakiinta.
m.dh.u
Wadaag: