Qeexid

"(f.g) Haweenay maro ay xirantahay wax dhexda ka xiran ahaansho."

Qeexid Kale

(f.mg) Maro, darin iwm oo liid midabo ah lagu qurxiyey ahaansho.

Qeexid Xigta

(f.mg) Wax midab, dufan iwm meel laga mariyey ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive