Qeexid

"Birta geerarka baabuurka bedbeddesha."

Qeexid Kale

Socod dheer oo ciidanku sameeyaan.

Qeexid Xigta

Makiinadda geerarka baaburka.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marsho oo kali ah:
  • “UNPD khimrad ahaan waxay caalamka oo dhan ku ogaatay hadii la rabo in la hormarsho mushtamaca in marka hore haweenka wax la baraa waayo qayb ayay ka yihiin nolashada aduunka” madaxa UNDP Garoowe.