Qeexid

"Cunto, lacag iwm dhammaysasho."

Qeexid Kale

Dufan, rinji iwm ku dhaashasho. 4. Cashar cid ula tegid si loogu akhriyo (qof). 5. Marada ay xirantahay dhexda ka xirasho (haween). 6. Arrin meel gole ah ka caddeysasho.

Qeexid Xigta

Wax meel ka gudbisasho.

Wadaag: