Qeexid

"Jago sare oo la gaaro."

Qeexid Xigta

Meherad.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga martabad oo kali ah:
  • “Meelna kagama jirto warbixinta madaxweynaha ama qaraarka martabad gaar ah oo la siiyay TNG-da (Kooxda Carta), ama aanu anagu ku siinay,” ayuu raaciyay.
  • Tabobaraha Arsenal, Wenger, ayaa Pascal ku tilmaamay waayo-arag awood u leh ciyaaraha martabada sare ah.