Qeexid
"ld martisoorid."
"ld martisoorid."
Wadaag:
(marti, m.dh) Qof laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn.
m.l
Wadaag:
/mg1 (-iyay, -iday; -iyi) M./u m.: cid marti u noqosho.
f.g
Wadaag:
(-rar, m.l) Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; goor, kol.
M.kayga, m.kaaga iwm: kolkayga, kolkaaga iwm.
M.kiiba: isla waqtigiiba, durba. 4. ld marid.
m.l
Wadaag:
Hab doonyaha shiraaca leh u socdaan marka ay aadayaan jihada ay dabayshu ka imaaneyso iyagoo hadba dhan isu dadbaya.
ld makhoorid.
m.l
Wadaag:
Cayayaan duula, afar baal leh, duqsiga u eg wax yarna ka weyn, xoolaha dhiigga ka nuugga oo cudur ku reeba.
Buntuq afkiisa mindi ka taagan.
m.l
Wadaag:
Qof marti ahaan u soo dhaweyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: