Qeexid
"Cid marti ah soorid."
[-ray, -rtay]
martisoor2 ay
martisoor2 tay
f.g1"Cid marti ah soorid."
Wadaag:
Xarig, maro, iwm marooq yeelasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(marti, m.dh) Qof laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn.
m.l
Wadaag:
/mg1 (-iyay, -iday; -iyi) M./u m.: cid marti u noqosho.
f.g
Wadaag:
Wax walba ee dumarku dhexda ku xirtaan.
Qiimaha naagnimo.
m.dh
Wadaag:
Doon shiraac leh aadid dhanka dabaysha ka imaaneyso iyadoo hadba dhan isu dadbeysa. ld mokhoor2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Galley ama meseggo shiidan oo la kariyo.
Gasiin; cunto.
m.dh
Wadaag:
Qof marti ahaan u soo dhaweyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: