Qeexid
"U m.: qof si wanaagsan u soo dhoweyn. ld marxabbeysii."
[-beeyay, -beysay]
marxabbe eeyay
marxabbe eysay
f.g2"U m.: qof si wanaagsan u soo dhoweyn. ld marxabbeysii."
Wadaag:
marxabba fk. 1. Waa yahay!. 2. Soo dhowow! marxabbaysii f.g2 ld marxabbee.
-iiyay, -iisay
Wadaag:
ld marxalad (3). Fogaan maalin socod dhan.
Gar; daw; jid.
m.l
Wadaag:
Cid khiyaamid si loo luggooyo.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Doon, markab iwm hadba dhan u iilasho. ld maraamee.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Hadba nooc iska dhigid.
Wax midabbo u yeelid.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Sida wax xaaladdii ku sugantahay.
Muddo dhawr waqti loo qeybiyey mid ka mid ah.
ld marxal (1).
m.dh
Wadaag:
Wax tashiilid.
Hilib marax ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geel wax ku tumasho. Rabbi m.l Weynaha dunida iyo waxa ku dul nool oo dhan abuuray; Alle; Eebbe.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Geel wax ku tumasho. Rabbi m.l Weynaha dunida iyo waxa ku dul nool oo dhan abuuray; Alle; Eebbe.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Jawaan, sanduuq iwm suuf, dhar iwm ku cidid.
Buntukh dhuunta xabbad u dhigid si ay dhicid diyaar ugu noqoto.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Biyo, hawo iwm dul heehaabid.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Ubad si habboon u barbaarin.
Xayawaan rabbaayad ka dhigid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag: