Qeexid
"Nafley aad u silcid. ld meryaad2, miryaad2."
[-day, -dday]
maryaad2 ay
maryaad2 day
f.mg1"Nafley aad u silcid. ld meryaad2, miryaad2."
Wadaag:
Nafley aad uu silcin. ld meryaadi, miryaadi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg maryaadi. ld maryaadis, meryaadin, meryaadis, miryaadin.
m.f.dh
Wadaag:
Qof dhagax la dhicid.
Shaqal af carabi ah ku dhawaaqiddiisa jiidid. ld med2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Kuul ka faalin, wax dhici doona wax ka sheegid.
f.mg2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Dib u raamsasho sameyn (xoolo).
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Wax qurmay oo googo'ay noqosho (hilib).
Wax aad loo karshay noqosho (hilib).
Wax gaboobay oo googo'ay noqosho (dhar).
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qof gef sameeyay neef ganaax ahaan looga qalo.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) (juqr.) Kicidda iyo degista oogada badda, ugu dhowaan laba jeer maalintii, oo uu dhaliyo cufisjiidadka dayaxa iyo xoogga kan qorraxda ah. Oogada badweynta, faraqa u dhexeeya mawjadaha sare iyo kuwa hoose wuu ka yaryahay 1 m.; laakiin badaha godan ee qaaradaha xadka la leh waxaa laga yaabaa inuu ka bato 6 m., mawjadaha afafka dhuuban ee webiyada wuxuu gaadhaa 15 m. ama ka badan. Qulqul mawjadeed: waa u socodka biyaha mawjadda xagga khoori, af-webi, deked, iwm ee fatah mawjadeedka ama dusheeda ama mawjad noqdo.
m.dh
Wadaag:
U m.: cid ama meel dan ka yeelasho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: