Qeexid
"Nafley aad uu silcin. ld meryaadi, miryaadi."
[-iyay, -isay]
maryaad yay
maryaad say
f.g2"Nafley aad uu silcin. ld meryaadi, miryaadi."
Wadaag:
eeg maryaadi. ld maryaadis, meryaadin, meryaadis, miryaadin.
m.f.dh
Wadaag:
Nafley aad u silcid. ld meryaad2, miryaad2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax halis ka dhawrid. ld maari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Kuul ka faalin, wax dhici doona wax ka sheegid.
f.mg2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Wax babbin.
Marwaxad wax ku qaboojin. ld marwaxadi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid abaal ay gashay u shugriyid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: