Qeexid
"eeg maryaadi. ld maryaadis, meryaadin, meryaadis, miryaadin."
"eeg maryaadi. ld maryaadis, meryaadin, meryaadis, miryaadin."
Wadaag:
Nafley aad uu silcin. ld meryaadi, miryaadi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley aad u silcid. ld meryaad2, miryaad2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Daliig; liid.
Naqshado diillimo ah oo caw, ama caws ah oo ka dhex muuqda derin ama raar samaysan midkood.
m.dh
Wadaag:
Kuul ka faalin, wax dhici doona wax ka sheegid.
f.mg2
-meeyay, -maysay
Wadaag: