Qeexid
Kuul ka faalin, wax dhici doona wax ka sheegid.
[-meeyay, -maysay]
maryameeeeyay
maryameeaysay
f.mg2Kuul ka faalin, wax dhici doona wax ka sheegid.
Fal / verb
f.mg2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: ld maraabee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg maryamee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld maryaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Nafley aad u silcid. ld meryaad2, miryaad2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley aad uu silcin. ld meryaadi, miryaadi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: Wax mardimo u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld maryaadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld maryaad1, meryaad1, meryaadid, miryaad1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg maryaadi. ld maryaadis, meryaadin, meryaadis, miryaadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Wax mardo u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -weeyay, -weysay
Qeexid: ld murwee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld maraabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -sheeyay, -sheysay
Qeexid: Marsho gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: mar3 xi. 1. (nax.) Isla m.ka ama isla m.kii: oraah lagu xiriiriyo weer waqtiley ah oo tilmaamaysa fal dhacay isla waqtigii midka weerta xorta ahi uu bilaabmayo. Tus. “Isla markii uu yimid shaqo ayuu bilaabay”. 2. (nax.) M.ka ama m.kii: oraah lagu xiriiriyo weer waqtiley ah. Tus. “Markii uu Warsame dhoofay ayaan gegida dayuuradaha ka soo noqday”.
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Meel gudbid.
Qeexid Xigta: Dhaarasho.
Qeexid Kale: Wax, wax ku duubid. 4. Wax baabuur iwm dardarid. 5. Nafley dabayl jin iwm ku dhicid. 6. Isku m.: wax xoog isku duubid. 7. Isu m.: laba meel oo kala jaho ah socod gaadiid iwm ku wada gaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
e.we
Qeexid: (meedey; meeye/maye) Xaggee ayuu jiraa?, aaway?. Tus. “Wiilku mee?”, “Ku mee?”.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; goor, kol.
Qeexid Xigta: M.kayga, m.kaaga iwm: kolkayga, kolkaaga iwm.
Qeexid Kale: M.kiiba: isla waqtigiiba, durba. 4. ld marid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Wax walba ee dumarku dhexda ku xirtaan.
Qeexid Xigta: Qiimaha naagnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]