Qeexid

"Xammaarato aan lugo lahayn, dheereysa, nafleyda qaniinta, sun halis ahna leh."

Qeexid Xigta

Koombo yar oo miraha dalagga lagu cabbiri, u dhiganta nus madaal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine