Qeexid

"eeg masdar."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masaadir oo kali ah:
  • Quraanka kariimku kama hadlin kufsiga, laakiin wuxuu ka hadlay sinada ama galmada labada ruux ay raalliga isaga yihiin, sidaa darteedna fuqahada islaamku xukunka kufsiga waxay ka raadiyeen masaadirta kale ee loo adeegsado sharci dejinta.