Qeexid

(-rro/-riin, m.dh) Qof safar ah. ld masaafur1, musaafur1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masaafir oo kali ah:
  • Xeerka cusub waxa uu dhigayaa in la diyaarsho gaadiid loogu tala galo in lagu masaafiriyo soo galootiga aan sharciga lahayn.
  • Qaramada Midoobey ayaa naqdisey go'aanka masuuliinta waddanka Kenya dib ugu masaafirisey qaxootiga Soomaalida.