Qeexid
"Qof dalkiisa laga masaafiriyey ahaansho. ld masaafursan, musaafursan."
[-naa, -nayd]
masaafirsan aa
masaafirsan ayd
f.mg4"Qof dalkiisa laga masaafiriyey ahaansho. ld masaafursan, musaafursan."
Wadaag:
eeg masaafirsan. ld masaafirsanaansho, masaafursanaan, masaafursanaans
m.f.dh
Wadaag:
Qof dalkiisa laga masaafiriyey noqosho. ld masaafursanow, musaafursanow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
(-rro/-riin, m.dh) Qof safar ah. ld masaafur1, musaafur1.
m.l
Wadaag:
Dalkiisa ama degaankiisa khasab kaga dhoofin (qof). ld masaafuri, musaafiri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof meel joogay ka dhoofid. ld masaafur2, musaafur2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
eeg masaafiri. ld masaafiris, masaafurin, masaafuris, musaafurin.
m.f.dh
Wadaag:
Fogaan, dherer; meel inta loo socdo.
Ka fogeynta laga fogeeyo naag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid, walaal iwm).
M. ah: naag lala baxay.
m.dh
Wadaag:
Naag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid; walaal iwm) ka fogeyn.
f.g2
-feeyay, -feysay
Wadaag: