Qeexid

"ld masaafirin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masaafuris oo kali ah:
  • Intii uu dhallin yaranimadi ku jireenba, Cabdul waxaa uu galey danbi loo xirey, waxaana uu hadda sugayaa masaafuris, isaga oo xabsigiisi soo dhameystey.
  • Kenya oo Musaafurisey Qarreen Mucaarad Ah Dawladda Kenya ayaa dalka ka masaafurisay mid ka mid ah hoggaamiyayaasha mucaaradka arrin la xiriirta is-dhaarintii Raila Odinga.