Qeexid
ld masaamixid.
ld masaamixid.
magac / noun
Fal / verb
Lab / masculine
f.g1
Qeexid: (-xay, -xday; -mixi) Qof cid dambi ka galey cafin. ld masabaax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Wax la masaamaxay ahaansho (qof). ld masaabaxan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Wax la masaamaxay noqosho (qof). ld masaabaxnow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg masaamaxan. ld masaabaxnaan, masaabaxnaansho, masaamaxnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: ld masaamax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Maro, xaashi iwm wax ku tirtirid.
Qeexid Xigta: Ku m.:dufan, dhoobo iwm meel ku dhoobod.
Qeexid Kale: Ku m.:wax si xoog ah wax kale ugu dhufasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld masixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld masaamixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: eeg masaamaxnow.
Qeexid Xigta: ld masaamaxnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.w
Qeexid: eeg musmaar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-xay, -xday; -mixi) Wax xun oo cid fashay ama loo haystay ciqaabtii ay mutaystay ka cafin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhaafidda laga dhaafo dembi ama deyn cid qabtay. ld saamaxaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Qalab ka kooban daab iyo bir af leh oo geedaha iwm lagu gooyo; godin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld misaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld masaabax1, masaabixid, masaamax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Fogaan, dherer; meel inta loo socdo.
Qeexid Xigta: Ka fogeynta laga fogeeyo naag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid, walaal iwm).
Qeexid Kale: M. ah: naag lala baxay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld masaaxad (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qof meel joogay ka dhoofid. ld masaafur2, musaafur2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro/-riin, m.dh) Qof safar ah. ld masaafur1, musaafur1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Qof masaafo gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]