Qeexid
"eeg masaamaxan. ld masaabaxnaan, masaabaxnaansho, masaamaxnaansho."
"eeg masaamaxan. ld masaabaxnaan, masaabaxnaansho, masaamaxnaansho."
Wadaag:
Wax la masaamaxay ahaansho (qof). ld masaabaxan.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag:
Wax la masaamaxay noqosho (qof). ld masaabaxnow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
(-xay, -xday; -mixi) Qof cid dambi ka galey cafin. ld masabaax2.
f.g1
Wadaag:
eeg masaafirsan. ld masaafirsanaansho, masaafursanaan, masaafursanaans
m.f.dh
Wadaag:
(-ro, m.l) Qalab ka kooban daab iyo bir af leh oo geedaha iwm lagu gooyo; godin.
m.dh
Wadaag: