Qeexid
"(-ro, m.l) Qalab ka kooban daab iyo bir af leh oo geedaha iwm lagu gooyo; godin."
"(-ro, m.l) Qalab ka kooban daab iyo bir af leh oo geedaha iwm lagu gooyo; godin."
Wadaag:
Wiil, gabadh dabakeen ah ku mataansan oo la aaminsanyahay in uu falxad yahay.
Wan ama waxar dabakeen ku mataansan.
m.l
Wadaag:
Maro yar midabbo leh, jilicsan oo haweenku gambaystaan; fasaleeti.
Gabal maro ah, oo loogu talagalay dhididka, diifka iwm in la isaga tiro.
m.l
Wadaag:
Lacag joogto ah oo hal beri la biishado; biil. ld masruuf1.
m.dh
Wadaag:
Fogaan, dherer; meel inta loo socdo.
Ka fogeynta laga fogeeyo naag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid, walaal iwm).
M. ah: naag lala baxay.
m.dh
Wadaag:
Naag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid; walaal iwm) ka fogeyn.
f.g2
-feeyay, -feysay
Wadaag:
Cutub caws ah oo dusha looga maro geeddi (xarig yar), marka la samaynayo raar, raarkuna kuwaas oo badan uu ka koobmo.
m.dh
Wadaag:
(dii.) Dhismo inta badan qubbad ama munaarad dheer dusha ku leh oo muslimiintu Eebbe ku caabudaan.
(dii.) Meel kasta oo u habaysan in muslimiintu Eebbe ku caabudaan.
m.l
Wadaag:
Qof meel joogay ka dhoofid. ld masaafur2, musaafur2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: