Qeexid

"Masaaxo; bed."

Qeexid Xigta

Tirtire; goome.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masaaxad oo kali ah:
  • Gunbur ama Baramiid waa joomateri ay masaaxad saleedkiisu tahay saddexagal ama labajibbaarane, masaaxada dhinacyadiisuna yihiin dhowr saddexagal oo ku kulma cirif qur ah.
  • Isaga oo faah-faahin ka bixinaya heshiiska dhexmaray shirkadda Petronas iyo dawladiisa, Maxamuud Dirir wuxuu sheegay in shirkadda loo cayimay masaaxad lagu qiyaasay 15,000 km oo wareeg ah, kuna taala meel ku dhaw xadka Itoobiya la leedahay Sudaan.