Qeexid
"eeg masabbid2."
"eeg masabbid2."
Wadaag:
Cid fal aysan samayn ku nabid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Cid fal aanay samayn ku nabid.
f.g3
-itay, -idatay
Wadaag:
Wax la masabbiday ahaansho (qof).
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Maro yar midabbo leh, jilicsan oo haweenku gambaystaan; fasaleeti.
Gabal maro ah, oo loogu talagalay dhididka, diifka iwm in la isaga tiro.
m.l
Wadaag:
Cutub caws ah oo dusha looga maro geeddi (xarig yar), marka la samaynayo raar, raarkuna kuwaas oo badan uu ka koobmo.
m.dh
Wadaag: