Qeexid
"(c.nafl.) Masalugaley xammaarato weyn caws ku nool ah, oo socodka yaxaaska uga eg, oo leh maqaar adag, iyo afar addin oo aan nafleyda qaniin, sunna lahayn. ld mansacagaley, mansalugaley, mansalugooley."
"(c.nafl.) Masalugaley xammaarato weyn caws ku nool ah, oo socodka yaxaaska uga eg, oo leh maqaar adag, iyo afar addin oo aan nafleyda qaniin, sunna lahayn. ld mansacagaley, mansalugaley, mansalugooley."
Wadaag:
Cutub caws ah oo dusha looga maro geeddi (xarig yar), marka la samaynayo raar, raarkuna kuwaas oo badan uu ka koobmo.
m.dh
Wadaag:
Maro yar midabbo leh, jilicsan oo haweenku gambaystaan; fasaleeti.
Gabal maro ah, oo loogu talagalay dhididka, diifka iwm in la isaga tiro.
m.l
Wadaag:
Tusaale.
M.kayga, m.kaaga iwm: wax, wax kale kala mid ah xagga dhaqanka, jimirka, dhererka iwm. ld masil1, matal1, matil1, mesel1, metel1.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Nooc ka mid ah maansada oo wadaaddada khaas u ah.
m.dh
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Weel leh af ballaaran iyo dabo dhuuban oo daloosha oo hoorayaasha ku shuba weelasha afka dhuuban; dublad.
m.l
Wadaag:
(-fo, m.l) Saxan weyn oo caw, qabo iwm laga tolay, oo badarka la tumay lagu hufo; xaarin.
m.dh
Wadaag:
(-ro, m.l) Qalab ka kooban daab iyo bir af leh oo geedaha iwm lagu gooyo; godin.
m.dh
Wadaag:
(riw.) Filim, riwaayad iwm jilid.
Cid wakiil ka noqosho.
Ku m.: wax, wax kale ku qiyaasid. ld masil2, matal2, matil2, mesel2, metel2.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Arrin la yaab leh.
Xisaab leh siin oo la raadinayo natiijadeedii iyadoo la adeegsanayo jidad iyo xeerar u gaar ah.
Su'aal cilmi kudhisan. ld mas'alo.
m.dh
Wadaag:
Maro, xaashi iwm wax ku tirtirid.
Ku m.:dufan, dhoobo iwm meel ku dhoobod.
Ku m.:wax si xoog ah wax kale ugu dhufasho.
f.g1
Wadaag:
Fogaan, dherer; meel inta loo socdo.
Ka fogeynta laga fogeeyo naag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid, walaal iwm).
M. ah: naag lala baxay.
m.dh
Wadaag: