Qeexid
"ld musallif2."
[-fay, -fday]
masallaf2 ay
masallaf2 day
f.mg1"ld musallif2."
Wadaag:
(-fo, m.l) Saxan weyn oo caw, qabo iwm laga tolay, oo badarka la tumay lagu hufo; xaarin.
m.dh
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Salli maqaar ka samaysan oo qaabab kala duwan leh.
m.l
Wadaag:
(riw.) Filim, riwaayad iwm jilid.
Cid wakiil ka noqosho.
Ku m.: wax, wax kale ku qiyaasid. ld masil2, matal2, matil2, mesel2, metel2.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Arrin la yaab leh.
Xisaab leh siin oo la raadinayo natiijadeedii iyadoo la adeegsanayo jidad iyo xeerar u gaar ah.
Su'aal cilmi kudhisan. ld mas'alo.
m.dh
Wadaag:
Tusaale.
M.kayga, m.kaaga iwm: wax, wax kale kala mid ah xagga dhaqanka, jimirka, dhererka iwm. ld masil1, matal1, matil1, mesel1, metel1.
m.l
Wadaag:
Wax adag oo aan jilicsaneyn noqosho.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Maro yar midabbo leh, jilicsan oo haweenku gambaystaan; fasaleeti.
Gabal maro ah, oo loogu talagalay dhididka, diifka iwm in la isaga tiro.
m.l
Wadaag:
Cutub caws ah oo dusha looga maro geeddi (xarig yar), marka la samaynayo raar, raarkuna kuwaas oo badan uu ka koobmo.
m.dh
Wadaag: