Qeexid
"eeg masawir2."
"eeg masawir2."
Wadaag:
Aaladda wax sawirta.
Muuqaal ka taagan wax oo lagu daabacay warqad. loox, derbbi iwm iyada,oo la adeegsanayo gacan ama qalab kale.
Shaxan, jaantus. ld taswiir.
m.l
Wadaag:
Muuqaalka ka taagan wax laftiisa warqad, loox derbi, iwm ku daabicid iyada oo la adeegsanayo gacan ama qalab kale.
Shaxan ama jaantus sawirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cutub caws ah oo dusha looga maro geeddi (xarig yar), marka la samaynayo raar, raarkuna kuwaas oo badan uu ka koobmo.
m.dh
Wadaag:
Dalkiisa ama degaankiisa khasab kaga dhoofin (qof). ld masaafuri, musaafiri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Maro yar midabbo leh, jilicsan oo haweenku gambaystaan; fasaleeti.
Gabal maro ah, oo loogu talagalay dhididka, diifka iwm in la isaga tiro.
m.l
Wadaag: