Qeexid
Wax la masaxay ahaansho (sabuurad, jir miis iwm).
[-xnaa, -xnayd]
f.mg4Wax la masaxay ahaansho (sabuurad, jir miis iwm).
Fal / verb
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Maro, xaashi iwm oo wax lagu tirtiro; catir. ld masaxo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Wax la masaamaxay ahaansho (qof). ld masaabaxan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: ld masaamaxan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld masixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: M. ah: neef ishkin ah, aad u buuran oo aan dhalin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Maro, xaashi iwm wax ku tirtirid.
Qeexid Xigta: Ku m.:dufan, dhoobo iwm meel ku dhoobod.
Qeexid Kale: Ku m.:wax si xoog ah wax kale ugu dhufasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Maro yar oo wax lagu tirtiro. ld masaxad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -xday, -xatay
Qeexid: Wasakh, boor iwm meel ka tirtirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg masaxan. ld masaxnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la maxammasay ahaansho (bun).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: masalan fk. Tusaale ahaan, misaal ahaan. ld matalan.
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: ld mutuxan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld abasaxsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Masaaxo; bed.
Qeexid Xigta: Tirtire; goome.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Weel leh af ballaaran iyo dabo dhuuban oo daloosha oo hoorayaasha ku shuba weelasha afka dhuuban; dublad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-fo, m.l) Saxan weyn oo caw, qabo iwm laga tolay, oo badarka la tumay lagu hufo; xaarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Cutub caws ah oo dusha looga maro geeddi (xarig yar), marka la samaynayo raar, raarkuna kuwaas oo badan uu ka koobmo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Tusaale.
Qeexid Xigta: M.kayga, m.kaaga iwm: wax, wax kale kala mid ah xagga dhaqanka, jimirka, dhererka iwm. ld masil1, matal1, matil1, mesel1, metel1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: (riw.) Filim, riwaayad iwm jilid.
Qeexid Xigta: Cid wakiil ka noqosho.
Qeexid Kale: Ku m.: wax, wax kale ku qiyaasid. ld masil2, matal2, matil2, mesel2, metel2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Weel dhoob ama macdan iwm ka samaysan oo yara godan cuntadana lagu cuno.
Qeexid Xigta: Shay yar, fidsan, wareegsan oo heeso iwm ku duubanyihiin. ld sixni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]